| Vývojář: | Sahamiye Foundation (3) | ||
| Cena: | Zdarma | ||
| Hodnocení: | 0 | ||
| Recenze: | 0 Napsat recenzi | ||
| Seznamy: | 0 + 0 | ||
| Body: | 0 + 1,644 (4.9) ¡ | ||
| Google Play | |||
Popis
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.
Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.
Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.
Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.
Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.
Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!
Snímky obrazovky








Novinky
- Verze: 1.21
- Aktualizováno:
- Waxa aanu ku soo kordhinnay qayb saddexaad oo noqonaysa Maktabadda Daariz. Qaybtan waxa ku jira sheekooyin tiro ahaan 60 gaadhaya. Si joogto ah ayaanu ugu kordhin doonnaa buug iyo maqaallo ee fadlan la soco.
Cena
- Dnes: Zdarma
- Minimální: Zdarma
- Maximální: Zdarma
Sledovat ceny
Vývojář
- Sahamiye Foundation
- Platformy: Android Aplikace (2) iOS Aplikace (1)
- Seznamy: 0 + 0
- Body: 0 + 1,924 ¡
- Hodnocení: 0
- Recenze: 0
- Slevy: 0
- Videa: 0
- RSS: Odebírat
Body
0 ☹️
Hodnocení
0 ☹️
Seznamy
0 ☹️
Recenze
Buďte první, kdo bude hodnotit 🌟
Další informace
- Verze: 1.21
- Kategorie:
Android Aplikace›Vzdělávání - OS:
Android 4.4 - Velikost:
19 Mb - Hodnocení obsahu:
Everyone - Google Play Hodnocení:
4.9(1,644) - Aktualizováno:
- Datum vydání:
Kontakty
- Web:
https://daariz.org
- 🌟 Sdílet
- Google Play
Mohlo by se Vám také líbit
-
- Daariz English
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: Sahamiye Foundation
- Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 252 (4.5) Verze: 2.1.1 Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu talogalay in aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii ... ⥯
-
- Somali English Translator
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: TheWebValue (Dictionary & Translation Apps)
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 5.4 Introducing our Somali-English Translator app, a fast and user-friendly solution for all your translation needs. Whether you want to translate from Somali to English or English to ... ⥯
-
- Somali Scripts
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: إيثان هارتزل
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0.0 This app can help you get to know some of the indigenous Somali alphabets. Scroll through the letters and study their shapes and sounds. Practice tracing each one until you're ... ⥯
-
- Somali-English Translator
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: Translation Studio
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0.0 "Si Fudud U Tarjumi Inta U Dhaxaysa Ingiriisi iyo Soomaali iyadoo la adeegsanayo Qaabka Khadka Tooska ah" Introducing Somali(Soomaali) English Translate App, your go-to English to ... ⥯
-
- Somali M(A)L
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: Enterprise Matchmakers, LLC
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0 Learn Somali Language (Af Soomaali) Easy and effective foreign language learning Play Somali Learning Games, Study and Learn with online Flash cards, Take Somali Tests Choose your ... ⥯
-
- Somali-English Dictionary
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: FB Publishing LLC
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0 Bilingual Somali-English and English-Somali Dictionary: - Instant access to translation - Comprehensive directory of over 100,000 words - 100% Offline (no internet connection) - An ... ⥯
-
- Somali English Translator
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: raincontinues
- * * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0 Somali English Translator Somali English Translator Translate words sentences listen pronunciation Somali English Translator is the most powerful translation tool you can translate any ⥯
-
- Somali School App
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: Kaafiye Technology Center
- Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.0 Somali School App waa app loogu talagalay ardayda dhigata school ka si ay ugala scodaan natiijada imtixaanka, maaliyada iyo iwm. ⥯
-
- Somali Arabic Translator
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: TTMA Apps
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 742 (5.0) Verze: 2.0.63 This free application is able to translate words and text from Somali to Arabic, and from Arabic to Somali. Best application for easy and fast translation, which can be used like a ... ⥯
-
- Somali To Spanish Translator
- Android Aplikace: Vzdělávání Podle: Bhatiya Trans Technology
- * Zdarma
- Seznamy: 0 + 0 Hodnocení: 0 Recenze: 0
- Body: 0 + 0 Verze: 1.49 * Type your text & get Somali to Spanish translation instantly. Communicate smoothly and use a translator to instantly translate words, phrases or documents.This translator can quickly ⥯