Vývojář: TABAARAK ICT SOLUTIONS (28)
Cena: Zdarma
Hodnocení: 0 
Recenze: 0 Napsat recenzi
Seznamy: 1 + 0
Body: 0 + 5,521 (4.2) ¡
Google Play

Popis

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Víc ↓

Snímky obrazovky

#1. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Novinky

  • Verze: 1.0.158
  • Aktualizováno:

Cena

  • Dnes: Zdarma
  • Minimální: Zdarma
  • Maximální: Zdarma
Sledovat ceny

Vývojář

Body

0 ☹️

Hodnocení

0 ☹️

Seznamy

Recenze

Buďte první, kdo bude hodnotit 🌟

Další informace

Kontakty

DhaweeyeDhaweeye Krátká adresa URL: Zkopírováno!
  • 🌟 Sdílet
  • Google Play

Mohlo by se Vám také líbit

    • Dhaweeye Seller
    • Android Aplikace: Byznys  Podle: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • Zdarma  
    • Seznamy: 0 + 0  Hodnocení: 0  Recenze: 0
    • Body: 0 + 0  Verze: 1.0.4   Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ...
        ⥯ 
    • Dhaweeye Data Transfer
    • Android Aplikace: Produktivita  Podle: Daato
    • Zdarma  
    • Seznamy: 0 + 0  Hodnocení: 0  Recenze: 0
    • Body: 0 + 0  Verze: 1.0.2   Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages.
        ⥯ 

Mohlo by se Vám také líbit

Vyhledávací operátory, které můžete použít v AppAggu
Přidat do AppAgg
AppAgg
Začněte – je to zdarma.
Registrace
Přihlásit se