Đã lưu
Chọn tên sẽ hiển thị trong menu Đã lưu của bạn.
Làm xong!
Amiin app | Android Ứng dụng
-
Amiinmaxamed
- Nền tảng: Android Ứng dụng (1) macOS Ứng dụng (1)
- Đăng ký: RSS
- Tổng cộng: 1
- Miễn phí: 1
- Phải trả tiền: 0
- Lượt xem: 10
- Giảm giá: 0
- Cập nhật:
Mô tả
War murtiyeed si wadajir ah ay uga soo saareen kulankii magaalada Bahr Dar ay ku yeesheen madaxweyneyaasha Eritrea, Soomaaliya iyo Ra'iiusu wasaaraha Itoobiya waxaa kasoo baxay dhowr arrimood.
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Eritrea ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , Asaias Afwerki iyo ra'iiusl wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed waxay ka wada hadleen isbaddalada taariikhiga ah ee dhacay oo ay kamid yihiin arrimaha nabadda iyo isdhaxgalka gobolka geeska Afrika.
Kulankii hoggaamiyeyaashan ay ku yeesheen Bahr Dar, waxay dib u eegis ku sameeyeen heshiiskii ay ku gaareen magaalada Asmara oo ku saleysnaa iskaashiga iyo xiriirka ka dhaxeeyo saddaxdan dal.
Waxayna ku heshiiyeen ka shaqaynta danaha gobolka iyo sidii si wadajir ah ay u xallin lahaayeen dhibaatooyinka soo wajaha dalalkan.
Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Ra'iisul wasaaraha Itoobiya waxay sheegayaan in mudnaanta la saaro qaddarinta madaxbanaanida, awoodda, xudduudda iyo arrimaha siyaasadda dalka Soomaaliya.
Itoobiya: Ciyaartooy weerartay garsoore kubadda cagta
Soomaaliya oo gaartay finalka CECAFA
Waa sidee tayada jaamacadaha Soomaaliya?

Kết quả: 1 trên tổng 1
-
- Badoo Dating App: Meet & Date
- Android Ứng dụng: Hẹn hò Bởi: Badoo
- * * Miễn phí
- Danh sách: 10 + 6 0 5 (1)
- Điểm: 4 + 6,646,407 (4.0) Phiên bản: 5.460.0 Boost your dating confidence on Badoo, the app designed for making real, genuine connections. Looking for fun dates, a long-term thing, or casual chats? Experience an encouraging ... ⥯
Chia sẻ
Amiin app | Danh sách
URL ngắn: Đã sao chép!
- 🌟 Chia sẻ