مطوّر البرامج: TABAARAK ICT SOLUTIONS (32)
السعر: مجاني
لتصنيفات: 0 
المراجعات: 0 أكتب مراجعة
قوائم: 1 + 0
النقاط: 0 + 5,538 (4.2) ¡
Google Play

الوصف

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
مزيد ↓

لقطات

#1. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS

الميزات الجديدة

  • الإصدار: 1.0.158
  • تم التحديث:

السعر

  • اليوم: مجاني
  • الحد الأدنى: مجاني
  • الحد الأقصى: مجاني
تتبّع الأسعار

مطوّر البرامج

النقاط

0 ☹️

لتصنيفات

0 ☹️

قوائم

المراجعات

كن الأول لمراجعة هذا المنتج 🌟

معلومات إضافية

جهات الاتصال

DhaweeyeDhaweeye عنوان URL مختصر: تم النسخ!
  • 🌟 مشاركة
  • Google Play

قد يعجبك ايضا

    • Dhaweeye Seller
    • Android تطبيقات: أعمال  بواسطة: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • مجاني  
    • قوائم: 0 + 0  لتصنيفات: 0  المراجعات: 0
    • النقاط: 0 + 0  الإصدار: 1.0.4   Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ...
        ⥯ 
    • Dhaweeye Data Transfer
    • Android تطبيقات: الإنتاجية  بواسطة: Daato
    • مجاني  
    • قوائم: 0 + 0  لتصنيفات: 0  المراجعات: 0
    • النقاط: 0 + 0  الإصدار: 1.0.2   Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages.
        ⥯ 

قد يعجبك ايضا

عوامل تشغيل البحث التي يمكن استخدامها مع AppAgg
إضافة إلى AppAgg
AppAgg
ابدأ بإنشاء حساب - انه مجاني.
تسجيل
تسجيل الدخول