Fejlesztő: TABAARAK ICT SOLUTIONS (30)
Ár: Ingyenes
Rangsorolások: 0 
Vélemények: 0 Vélemény írása
Listák: 1 + 0
Pontok: 0 + 5,538 (4.2) ¡
Google Play

Ismertető

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Több ↓

Képernyőképek

#1. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) Által: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Újdonságok

  • Változat: 1.0.158
  • Frissítve:

Ár

  • Ma: Ingyenes
  • Minimális: Ingyenes
  • Maximális: Ingyenes
Árak nyomon követése

Fejlesztő

Pontok

0 ☹️

Rangsorolások

0 ☹️

Listák

Vélemények

Legyen Ön az első, aki felülvizsgálja 🌟

További információk

Címtár

DhaweeyeDhaweeye Rövid URL: Másolva!
  • 🌟 Megosztás
  • Google Play

Akár ez is tetszhet

Akár ez is tetszhet

A AppAggben használható keresési operátorok
Hozzáadás az AppAgg-hoz
AppAgg
Első lépések - ingyenes.
Elfogadom
Bejelentkezés