| 開發人員: | TABAARAK ICT SOLUTIONS (33) | ||
| 價錢: | 免費 | ||
| 排名: | 0 | ||
| 評測: | 0 寫評論 | ||
| 註釋: | 0 發表評論 | ||
| 清單: | 1 + 0 | ||
| 點數: | 0 + 5,555 (4.2) ¡ | ||
| Google Play | |||
描述
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Ad
螢幕擷取畫面










新功能
- 版本: 1.0.158
- 發佈日期:
價格歷史
- 今天: 免費
- 最小值: 免費
- 最大值: 免費
追蹤票價
Ad
開發人員
- TABAARAK ICT SOLUTIONS
- 平台: Android 應用程式 (17) iOS 應用程式 (16)
- 清單: 1 + 0
- 點數: 3 + 13,463 ¡
- 排名: 0
- 評測: 0
- 註釋: 0
- 折扣: 0
- 影片: 0
- RSS: 訂閱
點數 (0)
0 ☹️
排名 (0)
0 ☹️
清單 (1)
- Dhaweeye
評測 (0)
成為第一個評論 🌟
註釋 (0)
成為第一個發表評論的人 🌟
其他資訊
- 版本: 1.0.158
- 類別 :
Android 應用程式›旅遊與地方資訊 - OS:
Android 5.0 - 大小:
21 Mb - 內容分級:
Teen - Google Play 評分:
4.2(5,555) - 發佈日期:
- 發行日期:
聯絡人
- 個人網站:
https://dhaweeye.com/
«Dhaweeye». 平台: Android. 類別: 旅遊與地方資訊. 開發商: «TABAARAK ICT SOLUTIONS». 首次發布: . 最後更新: . 目前價格: 免費. 此項目尚未在 AppAgg 上獲得評分或評論。 列表: 公開: 1, 私人: 0. 商店: Google Play. 店家評價: 4.2. 投票數: 5,555. AppAgg 會追蹤 «Dhaweeye»的價格歷史、評分和用戶回饋。 關注未來折扣和更新: RSS. AppAgg 不託管應用程式或分發軟體。 所有商標、標誌和螢幕截圖均屬於其各自所有者。
- 🌟 分享
- Google Play
你可能還喜歡
-
- Dhaweeye Seller
- Android 應用程式: 商業 由: TABAARAK ICT SOLUTIONS
- 免費
- 清單: 0 + 0 排名: 0 評測: 0
- 點數: 0 + 0 註釋: 0 版本: 1.0.4 Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ... ⥯
-
- Dhaweeye Darawal
- Android 應用程式: 旅遊與地方資訊 由: TABAARAK ICT SOLUTIONS
- 免費
- 清單: 0 + 0 排名: 0 評測: 0
- 點數: 0 + 7,462 (4.8) 註釋: 0 版本: 1.1.153 Qaabka is diiwaangalinta -Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google. -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya ⥯
-
- Dhaweeye Delivery
- Android 應用程式: 商業 由: TABAARAK ICT SOLUTIONS
- 免費
- 清單: 0 + 0 排名: 0 評測: 0
- 點數: 0 + 0 註釋: 0 版本: 1.0.23 Deliver with dhaweeye. Work whenever and wherever you want. ⥯
-
- Dhaweeye Data Transfer
- Android 應用程式: 生產應用 由: Daato
- 免費
- 清單: 0 + 0 排名: 0 評測: 0
- 點數: 0 + 0 註釋: 0 版本: 1.0.2 Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages. ⥯
