Udvikler: TABAARAK ICT SOLUTIONS (32)
Pris: Gratis
Rangeringer: 0 
Anmeldelser: 0 Skriv en anmeldelse
Lister: 1 + 0
Point: 0 + 5,537 (4.2) ¡
Google Play

Beskrivelse

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
mere ↓

Skærmbilleder

#1. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Nyheder

  • Version: 1.0.158
  • Opdateret:

Pris

  • I dag: Gratis
  • Minimum: Gratis
  • Maksimalt: Gratis
Overvåg priser

Udvikler

Point

0 ☹️

Rangeringer

0 ☹️

Lister

Anmeldelser

Vær den første til at gennemgå 🌟

Yderligere oplysninger

Kontaktpersoner

DhaweeyeDhaweeye Kort webadresse: Kopieret!
  • 🌟 Del
  • Google Play

Du vil måske også kunne lide

    • Dhaweeye Seller
    • Android Apps: Virksomhed  Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • Gratis  
    • Lister: 0 + 0  Rangeringer: 0  Anmeldelser: 0
    • Point: 0 + 0  Version: 1.0.4   Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ...
        ⥯ 
    • Dhaweeye Darawal
    • Android Apps: Rejser og lokalt  Ved: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • Gratis  
    • Lister: 0 + 0  Rangeringer: 0  Anmeldelser: 0
    • Point: 0 + 7,406 (4.8)  Version: 1.1.153   Qaabka is diiwaangalinta -Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google. -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya
        ⥯ 
    • Dhaweeye Data Transfer
    • Android Apps: Produktivitet  Ved: Daato
    • Gratis  
    • Lister: 0 + 0  Rangeringer: 0  Anmeldelser: 0
    • Point: 0 + 0  Version: 1.0.2   Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages.
        ⥯ 

Du vil måske også kunne lide

Søgeoperatorer, du kan bruge med AppAgg
Føj til AppAgg
AppAgg
Begynd nu – det er gratis.
Tilmelde
Log ind