Kehittäjä: TABAARAK ICT SOLUTIONS (32)
Hinta: Ilmainen
Rankingissa: 0 
Arvostelut: 0 Kirjoita arvostelu
Listat: 1 + 0
Pisteet: 0 + 5,537 (4.2) ¡
Google Play

Kuvaus

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Lisää ↓

Näyttökuvat

#1. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Uutta

  • Versio: 1.0.158
  • Päivitetty:

Hinta

  • Tänään: Ilmainen
  • Vähintään: Ilmainen
  • Enintään: Ilmainen
Seuraa hintoja

Kehittäjä

Pisteet

0 ☹️

Rankingissa

0 ☹️

Listat

Arvostelut

Ole ensimmäinen tarkistaa 🌟

Lisätietoja

  • Versio: 1.0.158
  • Luokka:
  • Käyttöjärjestelmä:
  • Koko:
  • Sisällön ikärajoitus:
  • Google Play Luokitus:  (5,537)
  • Päivitetty:
  • Julkaisupäivämäärä:

Yhteystiedot

DhaweeyeDhaweeye Lyhennetty URL: Kopioitu!
  • 🌟 Jaa
  • Google Play

Saatat myös pitää

    • Dhaweeye Seller
    • Android Sovellukset: Yritys  Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • Ilmainen  
    • Listat: 0 + 0  Rankingissa: 0  Arvostelut: 0
    • Pisteet: 0 + 0  Versio: 1.0.4   Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ...
        ⥯ 
    • Dhaweeye Darawal
    • Android Sovellukset: Matkailu  Tekijänä: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • Ilmainen  
    • Listat: 0 + 0  Rankingissa: 0  Arvostelut: 0
    • Pisteet: 0 + 7,406 (4.8)  Versio: 1.1.153   Qaabka is diiwaangalinta -Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google. -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya
        ⥯ 
    • Dhaweeye Data Transfer
    • Android Sovellukset: Tuottavuus  Tekijänä: Daato
    • Ilmainen  
    • Listat: 0 + 0  Rankingissa: 0  Arvostelut: 0
    • Pisteet: 0 + 0  Versio: 1.0.2   Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages.
        ⥯ 

Saatat myös pitää

AppAggissa käytettävät hakuoperaattorit
Lisää AppAggiin
AppAgg
Aloita - se on ilmainen.
Rekisteröidy
Kirjaudu sisään