开发人员: TABAARAK ICT SOLUTIONS (32)
价格: 免费
排名: 0 
评价: 0 我要评价
列表: 1 + 0
积分: 0 + 5,537 (4.2) ¡
Google Play

说明

Dhaweeye
Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
查看更多 ↓

屏幕截图

#1. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#2. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#3. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#4. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#5. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#6. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#7. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#8. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#9. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
#10. Dhaweeye (Android) 来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS

新版变化

  • 版本: 1.0.158
  • 已更新:

价格

  • 今天: 免费
  • 最小值: 免费
  • 最大值: 免费
可选

开发人员

积分

0 ☹️

排名

0 ☹️

列表

评价

抢先评价一下吧 🌟

其他信息

通讯录

DhaweeyeDhaweeye 短网址: 已复制!
  • 🌟 分享
  • Google Play

您可能还喜欢

    • Dhaweeye Seller
    • Android 应用: 商务  来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • 免费  
    • 列表: 0 + 0  排名: 0  评价: 0
    • 积分: 0 + 0  版本: 1.0.4   Dhaweeye Seller fulfill orders, find products to sell, manage offers and inventory, Capture and edit professional quality product photos and create listings right from your mobile ...
        ⥯ 
    • Dhaweeye Darawal
    • Android 应用: 旅游与本地出行  来自: TABAARAK ICT SOLUTIONS
    • 免费  
    • 列表: 0 + 0  排名: 0  评价: 0
    • 积分: 0 + 7,406 (4.8)  版本: 1.1.153   Qaabka is diiwaangalinta -Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google. -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya
        ⥯ 
    • Dhaweeye Data Transfer
    • Android 应用: 效率  来自: Daato
    • 免费  
    • 列表: 0 + 0  排名: 0  评价: 0
    • 积分: 0 + 0  版本: 1.0.2   Dhaweeye Data Transfer offers a simple way to get sim data data from Somnet and Somtel. With this app you can quickly view available data packages.
        ⥯ 

您可能还喜欢

AppAgg 中可使用的搜索运算符
添加到 AppAgg
AppAgg
立即免费加入AppAgg
注册
登录